Taariikh nololeedka musharax Kamala Harris

Kamala Harris ayaa noqon karta haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ku noqota Mareykanka, ayada oo dadweynaha Mareykanka ay maanta u dareereen goobaha cod-bixinta.

Harris waa shaqsi ka soo baxay mid ka mid ah gobollada dadkiisu ugu kala duwanaansho badan yihiin dalka Mareykanka ee California, marka la eego qowmiyadaha kala duwan ee ku nool.

Weriyaha VOA Matt Dibble ayaa warbixintan oo uu kasoo diray magaalada Oakland, ee gobolka California ku eegaya taariikh nololeedka Harris. Caasha Ibrahim Aaden ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Taariikh nololeedka musharax Kamala Harris