Dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta ee ku nool xaafadaha bari ee Khan Younis oo ku taalla koonfurta Marinka Gaza, ayaa Talaadada maanta ah ka guuray guryahoodii iyadoo taankiyada Israel ay aagaasi galeen ka dib amar ka soo baxay Israel.
Warbixin ay qortay VOA waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Taankiyada Israel oo galay xaafado ka mid ah Khan Yuunis