Suuqyada dowlad deegaanka Soomaalida oo wajahaya sicir-bararkii ugu sareeyay

Jigjiga

Shacabka magaalada Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inay soo wajahday sicir barar dhanka cuntooyinka ah, taas oo ay sheegeen in ay tahay mid saameyn weyn ku yeelatay noloshooda

Wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sicir-bararka Jigjiga.mp3