Sudan: Qaramada Midoobay oo sheegtay in 5 milyan ay halis ugu jiraan macluul

FILE - The twin babies of Sudanese refugee Fatma Ibrahim — who fled the violence in the city of Nyala, South Darfur — get treated for severe malnourishment at a Kalma IDP camp health center in South Darfur, Sudan, Feb. 18, 2024.

Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii ka codsatay kooxaha ku dagaalamaya Suudaan inay oggolaadaan gaarsiinta gargaarka bini'aadantinimo si ay uga hortagaan gaajada masiibada ah ee soo food saartay.

Qiyaastii 5 milyan oo reer Suudaan ah ayaa laga yaabaa inay wajahdo cunto yari bilaha soo socda iyadoo dagaal sannad ku dhow oo u dhexeeya jeneraallada iska soo horjeeda uu weli sii kala goynayo waddanka, sida lagu sheegay dukumeenti ka soo baxay Qaramada Midoobay oo Jimcihii.

Warxbixin ay arrintani ka qortay ee AFP waxaa inoo soo jeedinaysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Macluusha Sudan