Dalalka caalamka qaarkood ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid madaxweynihii dalka Iran Ebrahim Raisi, oo isaga iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda ay ku dhinteen shil diyaarad helicopter ah.
Waxaa ka mid ah Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay dalka Iiraan. Tacsi taasi la mid ah waxay ka timid ururka Midowga Afrika iyo waddamo kale oo caalamka ah. Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaaliya iyo dalal kale oo ka tacsiyeeyey geerida madaxweyne Raisi