Soomaalida Toronto oo laga wacyi-gelinayo xanuunada dhimirka

Toronto

Qaar ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wada barnaamijyo isugu jira wacyigelin iyo la-talin ku saabsan xanuunnada ku dhaca dhimirka.

Dadka barnaamijyadaas wada waxaa kamid ah Hoda Jaamac Samatar oo in ka badan 20 sano ka shaqeyneysa daryeelka cudurrada dhimirka.

Haddaba wariyaha VOA-da Canada Xuseen Nuur Xaaji oo wareystay Hoda Jaamac ayaa ugu horreyn waydiiyay waxyaabaha keena xanuunnada ku dhaca dhimirka?

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Toronto oo laga wacyi-gelinayo xanuunada dhimirka