Soomaalida Toronto oo ka walaacsan cudurka Monkeypox oo halkaas ku fidaya

Xilli dunida ay kasoo kabaneyso aafada uu reebay COVID-19 labadii sano ee lasoo dhaafay, ayaa haddana waxaa walaac hor leh keenaya xanuunka loo yaqaanno Monkeypox oo dunida si aad ah ugu faafaya.

Dalka Canada, gaar ahaan gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee dalkaas ayaa hadda laga soo sheegayaa inuu ku faafayo xanuunka, kaasoo ay ka walaacsan yihiin dadka gobolkaasi oo ay kamid yihiin Soomaalida qaar.

Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Toronto oo ka walaacsan cudurka Monkeypox oo halkaas ku fidaya