Soomaalida Nairobi oo ka cabanaya sare u kaca qiimaha guryaha

Soomaalida ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Soomaalida ee Islii ayaa ka walwalsan qiimaha kirada guryaha la deegaansado oo bilba bisha kasii dambaysa sare u sii kacaya, arrintaasi oo caqabad weyn ku keentay nolasha qoysas badan oo Soomaali ah oo ku nool xaafadda Islii.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamudu Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Nairobi oo ka cabanaya sare u kaca qiimaha guryaha