Soomaalida London Ontario oo arrimo badan horumar ka sameeyey

London, Ontario

London, Ontario

Soomaalida ku nool magaalooyin yar yar ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa horumar ka sameynaya arrimo ay kamid yihiin la dagaallanka dhibaatooyinka haysta dhallinyarada iyo ka warqabka dadka Soomaalida ah ee ku cusub magaaladaas.

Magaalada London Ontario, waxaa deggen Soomaali aan badneyn, balse waxyaabaha u suurtagalay inay yeeshaan waxaa kamid ah qubuuro u gaar ah oo ay ku aastaan qofkii ka geeriyooda.

Haddaba wariyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Guuleed Cabdilkariim Maxamuud oo ah guddoomiye jaaliyadda Soomaalida ee magaalada London Ontario, oo uu dhawaan kula kulmay magaalada Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida London Ontario oo arrimo badan horumar ka sameeyey