Caalamka Baadi-goobka tahriibeyaal Soomaali ah oo la la'yahay oo ka socda Giriigga Juun 16, 2023 Migration Greece Arag Fikradaha Athens — Waxaa wali la baadi goobayaa boqolaal muhaajiriin ah oo la socday doontii ku dagtay xeebaha Giriigga habeenkii Talalaada, iyadoo hadda la xaqiijiyay 78 dhimasho ah oo carruur ay ku jirto. Haddaba wararkii ugu dambeeyay iyo baadi goobka socda ayuu Ridwaan Xaaji Cabdiweli ka waraystay Sheekh Cabdiraxmaan Cali oo kamid ah madaxda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Giriigga oo ku sugan magaalada Athens. Your browser doesn’t support HTML5 Baadi goobka tahriibeyaal Soomaali ah oo la la'yahay .m4a