Afrika Soomaalida Kenya oo kordhiyey ka ganacsiga Geela Oktoobar 02, 2023 Arag Fikradaha Nairobi — Magalooyinka kala duwan ee dalka Kenya waxa ku soo badanaya dadka dhaqda Geela, gaar ahaan kuwa u dhaqanaya ganacsi ahaan. Sidoo kale caanaha Geela ayaa iibkoodu kor u kacay muddooyinkan dambe. Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray wariyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere. Your browser doesn’t support HTML5 Soomaalida Kenya oo kordhiyey ka ganacsiga Geela