Soomaalida ku nool ee magalaada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saameeyn ballaaran waxaa ku yeeshay banaanbaxyada kenya kajira.
Gaadiidleyda Soomaalida ah ayaa sheegaya in dibadbaxdyada maalmahan kasoo cusboonaaday Kenya ay curyaamiyeen howlohoodii, isla markaana ay khasaareen lacago fara badan oo markii hore ay shaqeyn jireen.
Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan Kenya kasoo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Soomaalida Kenya.m4a