Soomaalida Kenya oo dalbanaya in la furo xuduudda Soomaaliya

Shacaabka Gobalka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa cabasho ka muujiyay sicir-bararka ka jira dalka ayadoo dhaqaalo xumo ay ku timid gaacasato badan oo Soomaalida Kenya ay ku tiirsanayeen ganacsigooda.

Shacabka ayaa ugu baaqay dowladda inay furto xuduudada Kenya iyo Soomaaliya, oo muddo sanado ah xiran, si dalka Soomaaliya ay badeecado ugala soo dagaan.

Warbixintan waxaa soo diray Maxamed Faraax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Kenya oo dalbanaya in la furo xuduudda Soomaaliya