Sir Mohamed Farah oo orday orodkiisii ugu dambeeyey

Mo Farah

Mo Farah

Sir Mohamed Farah, oo lagu tilmaamo in uu yahay orodyahanka ugu caansan boqortooyada UK ayaa kaalinta afraad ka galay tartanka caanka ah ee Great North Run.

Orodkan ayaa noqonaya tartankiisii ugu danbeeyey ee uu baratamo.

Warbixintan waxaa London kasoo diray Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Sir Mohamed Farah oo orday orodkiisii ugu dambeeyey