Mareykanka oo duqeyn ku dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad kaga dhawaaqay in Mareykanka uu Sabtidii duqeyn cirka ah ku dilay hogaamiyaha Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri.

Warbixin ay wakaaladaha wararka iyo VOA-da arrintani ka qoreen waxaa innoo diyaariyay Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilka Ayman al-Zawahiri.mp3