Sidee dagaalka Ukraine u saameeyey dhaqaalaha Kenya?

Dagaalka ka socda dalka Ukraine ee billowday 24-kii bishii Febraayo, wuxuu saameeyey dhaqaalaha dalal badan oo ka mid ah qaaradda Africa, waxaana dalalkaas ka mid ah Kenya.

Ken Gichinga oo ah dhaqaaleyahan ka tirsan shirkadda Mentoria Economics ayaa la weydiiyey kuwa ay yihiin dadka reer Cameroon ee dagaalka ka socda Ukraine uu saameeyey dhaqaalahooda?

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee dagaalka Ukraine u saameeyey dhaqaalaha Kenya?