Shirkii nafaqada iyo cuntada oo lagu soo geba-gebeeyey Jigjiga
Shirka Jigjiga
Jigjiga —
Magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlada deegaanka Soomaalida waxaa lagu soo geba-gebeeyay shirwenihii 4-aad ee nafaqada iyo damaanada cuntada ee bulshada xoola dhaqatada Geeska Afrika.