Shirka Jamhuuriga

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiga Jamhuuriga ayaa isku diyaarinaya inay Donald Trump u magacaabaan inuu noqdo musharaxa madaxweynaha Mareykanka, ayaga oo ku kulmaya magaalada Cleveland ee gobolka Ohio. Dhinaca kale booliiska iyo dibadbaxayaal ayaa isku diyaarinaya toddobaadka shirkan uu soconayo.