Shir madaxeedka IGAD oo maanta ka furmay Jabuuti

Waxaa maanta ka furmaya magaalada Jabuuti shir madaxeedka 14-aad ee caadiga ah ee madaxweynayaasha iyo ra'iisal wasaarayaasha dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD.

Shir madaxeedkan ayaa kusoo beegmay iyado laga deyrinayo xaaladda dalka Sudan iyo cidamada ATMIS ee Midowga Afrika ee ka hawl gala Soomaaliya oo lagu wado in bishan dhexdeeda ay qeybtii ugu horreysay ay ka baxaan dalka Soomaaliya.

Wariyaheena Ramadan Muse ayaa wrabixintan kasoo diray Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Arrimo ku saabsan Soomaaliya oo looga hadlayo shirka IGAD