Shir ay leedahay IGAD oo ka furmay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Shirka IGAD ee Shabeeley

Degmada Shabeeleey ee gobolka Faafan ee Dawlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxaa shalay ka billowday shir looga hadlayo horumarinta adeega biyaha dhulka hoostiisa ah ee waddamada Urur Gobolleedka IGAD.

Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray, wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ay leedahay IGAD oo ka furmay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya