Bin Salmaan iyo Xi 'oo xoojinaya' xiriirka Sacuudiga iyo Shiinaha

China Saudi Arabia

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo gaaray dalka Sacudi Carabiya ayaa sheegay inuu boqortooyada kala hadli doono xiriirka iyo horumarka labada dal.

Warbxintan waxaa Qahira ka soo diray Xusen Saxnuuni

Your browser doesn’t support HTML5

MBS iyo Xi oo xoojinaya xiriirka Shiinaha iyo Sacuudiga.mp3