Shaqaaqo ka dhacday caleemo-saarka Suldaan oo lagu dilay 8 qof

Ogaden region of Ethiopia

Ogaden region of Ethiopia

Ugu ayaraan 8 qof ayaa ku dhimatay shaqaaqo ka dhacay magaalada Bambaas oo dadka qaar u yaqaanaan Gursum oo ka tirsan gobolka Faafan ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Shaqaaqadan ayaa dhacday xilli degaankaas lagu caleemo-saaray Suldaan beeleed. Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaaqo ka dhacday caleemo-saarka Suldaan oo lagu dilay 8 qof