Sawirro: Weerarkii lagu Qaaday Iskuulka Sandy Hook.

Qaar ka tirsan qoysaska ku waayay caruurta toogashadii ka dhacday Iskuulka Sandy Hook ee gobolka Connecticut oo ku baroor-diiqaya meel u dhow iskuulkaasi.

Ehelada caruuta oo taagan bannaanka hore ee iskuulka ay toogashadu ka dhacday. REUTERS/Michelle McLoughlin

Booliska gobolka oo caruurta ka saaraya Iskuulka markii ay toogashadu dhacday

Waalidiin caruurtooda ka qaadanaya iskuulka Sandy Hook

Dadka taageersan sharciyada hubka lagu xakamaynayo oo ku sugan bannaanka hore ee aqalka cad halkaasi oo ay ka sameeyeen dibadbax ay ugu baroordiiqayeen caruurta dhimatay.

Sawir dhinaca satelite-ka ah oo ay Google bixisay oo muujinaya iskuulka ay toogashadu ka dhacday.

Dad baroor-diiqayada oo isugu yimid kaniisad ku taalla magaalada Newtown oo ah goobta uu ku yaalo iskuulka ay toogasahadu ka dhacday.

A Pakistani customer looks in a mirror before buying a pair of sunglasses from a roadside vendor in Islamabad.

MAdaxweyne Obama oo ilin iska tiraya mar uu khubad u jeedinayay shacabka Marykanka toogashadii lagu dilay caruurta. (AP Photo/nCarolyn Kaster)

Gabar yar oo la siiyay buste kadib markii laga soo saaray iskuulka ay toogashadu ka dhacday.

Aqalka cad oo calanka Maraykanka hoos loo dhigay

Ciidanka booliska oo gaaf-wareegaya banaanka iskuulka kadib toogashadii dhacday