Sawirro: Hugo Chaves

Hugo Chavez iyo laba gabdhood oo u dhalay oo ku sugnaa caasimadda Cuba Havana, February 14, 2013.

Hugo Chavez oo ka hadlayay aqalka madaxtooyada Caracas, Feburary 4, 1998 intii lagu jiray dabaaldegyo loo sameynayay afganbigii Venezuela ee 1992.

Chavez oo u gacan haatinayay taageerayaal kadib markii uu ku dhawaaqay inu yahay musharrax madaxweyne bishii July 29, 1997.

Madaxweyne Barack Obama oo gacan qaadaya Hugo Chavez kahor intaan la furin shirkii 5aad ee dalalka Americas, April 17, 2009. 

Madaxweynihii Cuba Fidel Castro, iyo Hugo Chavez, Venezuela, December 22, 2003.

Madaxweynaha Cuba Raul Castro oo la kulmayay  Hugo Chavez, garoonka diyaaraha ee Havana, Cuba, December 10, 2012.

Hugo Chavez oo wakhti uu roob da'ayay ka hadlayay mid ka mid ah ololihiisii doorashada, Caracas, October 4, 2012.

Chavez oo ka qeybgalay kulan gaar ah oo Golaha qaranku lahaa oo lagu xusayay maalinta xoriyyada, Caracas, Venezuela, July 5, 2012.

Hugo Chavez, oo ka qeyb galay dibadbax ka dhacay magaalada Caracas, April 24, 1998.

Chavez wuxuu jeclaa mar-marna ciyaari jiray ciyaarta base-ball-ka, February 11, 2010.

Taageerayaasha  oo isugu soo uruuriay cisbitaal uu ku jiray Chavez si ay ugu duceeyaan, Caracas, March 5, 2013.

Chavez oo la jooga gabadhiisa Rosa, Caracas, February 23, 2012.