Sawirro: Doorashada Maraykanka ee Obama uu ku guuleystay.

Barack Obama oo u dabaaldegaya guushii uu ka gaaray doorashada madaxtinimada Maraykanka,Chicago on November 7, 2012.

Madaxweyne oo la taagan xaaaskiisa iyo caruurtiisa oo u gacan haataniya taageerayaasha ku sugnaa fagaaraha Chicago, halkaasoo uu ka jeediyay khudbaddii guusha doorashada

Madaxweyne Barack Obama oo jeedinaya khudbadii guusha doorashada, November 7, 2012, in Chicago, Illinois.

President Barack Obama oo u gacan haatinaya dadweyne fara bada, isagoo ay weheliyaan xaaskiisa iyo labadiisa gabdhood, November 7, 2012, in Chicago, Illinois.

Musharraxa Mitt Romney oo u gacan haatinaya taageerayaashii kahor intii uusan jeedin khudbadii u ku aqbalay in laga adkaaday, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.

Mitt Romney xaaskiisa, Ann oo fagaaraha la taagan kuxigeenkiisa Paul Ryan iyo xaaskiisa Janna, November 7, 2012, in Boston, Massachusetts.

Taageerayaasha Barack Obama oo u damaashaada guusha Obama iyagoo ku sugan Chicago, November 6, 2012.

Taageerayaahsa Barack Obama ee Tucson, Arizona, Tuesday, Nov. 6, 2012.