Sawirro: Duqeynta Marinta Gaza
Qiiq ka baxaya goob ay duqeeyeen diyaaradaha Israel. Gaza, November 21, 2012.
Israaeliyiin daawanaya bus lagu qarxiyay magaalada Tel Aviv, Israel, November 21, 2012.
shaqaalaha caafimaadka ee Israeli oo sida qof ku dhaawacmay buska lagu qarxiyay Tel Aviv, Israel, November 21, 2012.
Cidiamada Israeli see ku sugan meel u dhow xadka Israel-Gaza , November 20, 2012.
Falastiini qiimeynaya bur-bur soo gaaray garoon ciyaareed oo ay duqeeyeen diyaaradaha Israel, Gaza City, November 19, 2012.
Qiiq ka baxaya guryo la duqeeyay Gaza, November 19, 2012.
Nin Falastiini ah oo ruxaya calanka Falestin dibadbax looga soo horjeedo duqeynta Israel. Ramallah, November 18, 2012.
Kooxaha gurmadka Falastiiniyiinta oo caawinaya qof ka soo bixiynaya guri burburiyay hoostiisa Gaza City, November 18, 2012.
Qalabka Israel ee ka hortaga Gantaallada ka imanaya dhinaca Xamaas, Ashdod, Israel, November 16, 2012.