Sawirro: Doorashada Guddoonka baarlamaanka
Prof. Jawaari oo codkiisa dhiibanaya ka hor intii aan loo dooran xilka guddoomiye-nimada
Mid ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya codkiisa dhiibanaya
Xildhibaan C/weli Gaas oo coddeynaya
Sanduuqa codka ee doorashada guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya
Xubnaha guddoonka cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya
Guddoomiyaha cusub iyo guddoomiyihii KMG ee Baarlamaanka Soomaaliya
Madasha Doorashada
Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la dhaarinayo
Prof. Max'ed Cismaan Jawaari, guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya
A general view of the welcoming ceremony presided over by French interior minister, of the new promotion of new police officers at the Prefecture de police in Paris.
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo codkiisa bixinaya