Sawirro: Codbixinta Doorashada Guud ee Kenya

Dad saf ugu jira goob codka laga dhiibanayo

Qaar ka tirsan dadka codkooda dhiibanayay oo safaf ugu jira xarun codadka laga dhiibto oo ku taala dugsiga hoose ee Olympic ee Kibera, Kenya, March 4, 2013. (R. Gogineni/VOA)

Kumanaan qof oo ku sugan waabarigii xarun codka laga dhiibto.March 4, 2013. (R. Gogineni/VOA)