Sawirro: Britain oo Dib u Furtay Safaaradeedii Somalia

Askar calanka Britain ka taagaysa goobta Britain ay ka furtay safaaradda cusub.

Madaxweynaha Somalia iyo Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain.

Askar calanka Britain ka taagaysa goobta Britain ay ka furtay safaaradda cusub.

Ra;iisul-wasaaraha Somalia iyo XAD ee Britain.

Askar calanka Britain ka taagaysa goobta Britain ay ka furtay safaaradda cusub.

XAD Britain oo garoonka diyaaradaha lagu soo dhaweeynayay.