Sawirro: Ciyaartoyda Soomaalida ee ka qeybgashay Olympic-da

Mo Farah oo u dabaaldegaya guusha uu ku guuleystay orodka 10-kun ee mitir. Olympic Stadium, London, August 4, 2012.

Samsam oo ka qeybgalaysa ororka 400 ee mitir ee London Olympics,

Mo Farah oo sita calanka Britain kaddib markii uu ku guuleystay orodka 10-ka kun ee mitir, London 2012 Olympic, August 4, 2012.

Zamzam oo oroday 400 ee mitir

London Olympics Athletics Men

Yasmin Xasan Farax oo ka socota Djiboutim oo ciyaarta miiska la ciyaaraysa, ciyaaryahannada Brazil ee Caroline Kumahara, London 2012 Olympic, London July 28, 2012.