Dembiyada nacaybka ee ka dhanka ah dadka madow ee Mareykanka oo kordhay

\

\

Dilkii dhowaan lagu dilay saddex qof oo Madow ah, kana dhacay magaalada Jacksonville ee gobolka Florida, ayaa soo if-bixiyey xaqiiqo qalbi xanuun leh oo ay cilmi-baarayaashu muddo dheer diiwaangalinayeen, taaso ah, in dadka Madowga ah ee Mareykanka ahi ay yihiin dhibanayaasha ugu badan ee dambiyada naceybka ku salaysan.

Warbixin ay daabacdey VOA waxaa inoo soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

08-30 US HATE-CRIME ATTACKS.m4a