Dhallinyaro Soomaali ah oo isku rasaaseeyey Edmonton

Booliska magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa wada baaritaan la xiriirta israsaseyn ka dhacday magaaladaasi oo ay ku dhaawacmeen saddex qof.

Soomaalida ku nool Edmonton ayaa walaac ka muujiyay weerarka, iyagoo ku baaqay in wax laga qabto dhacdooyinka soo noq-noqda ee la xiriira dhallinyarada.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida oo ka walaacsan weerrada ka dhaca Edmonton