Saddex dal oo ku dhowaaqay inay ka baxeen ururka ECOWAS

Saddex waddan oo ku yaala Galbeedka Afrika ayaa Axaddii shalay ku dhawaaqay inay ka baxeen dalladda dhaqaalaha ee ECOWAS ee ay ku bahoobeen dalalka Galbeedka Afrika.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Saddex dal oo ku dhowaaqay inay ka baxeen ururka ECOWAS