Dhadhaab —
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada amniga ee dalka Kenya ayaa ku dhintay weerar loo adeegsaday qarax oo ka dhacay maanta degaan ka tirsan Dhadhaab.
Cusman Ibrahim Cusman Afrmaroor, oo ah madaxa guddiga nabad galayada dagmada Dhadhaab, ayaa waxaa uu dhacdadaasi uga warramay wariyaha VOA Mohamed Faarax Shire.
Your browser doesn’t support HTML5
Saddex askari oo Kenyan ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Dhadhaab