Sacuudiga oo marti-gelinaya shir lagu heshiisiinayo Ruushka iyo Ukraine

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan martigelin doonta shir madaxeed looga hadlayo dhaqangelinta qorshaha nabadda ee madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ee lagu soo afjarayo dagaalka uu Ruushka ku qaaday dalkaasi sannadkii hore.

Warbixin arrimahani ay ka qoreen wakaaladaha wararka waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Sacuudiga oo marti-gelinaya shir lagu heshiisiinayo Ruushka iyo Ukraine