Saameynta dagaalka Sudan ee ganacsatada Soomaalida ee South Sudan

Waxaa laga cabsi qabaa in colaadda ka oogan dalka Suudaan ay saameyn ku yeelato dhaqaalaha waddamo badan oo dalkaasi deris la ah.

Dalalka uu dagaalkani saameynta tooska ah ku reebi karo waxaa kamid ah Dowladda Suudaanta Koofureed. Waddankaasi aan wali qaan-gaarin waxaa ku nool ganacsato badan oo Soomaali ah oo ka mushtara shidaalka.

Haddaba saamaynta ka dhalan karta colaadda ka oogan dalka Suudaan ayuu Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ka waraystay Naafic Maxamed Cumar oo kamid ah ganacsatada Soomaalida ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta dagaalka Sudan ee ganacsatada Soomaalida ee South Sudan