Ruushka oo Yurub uga digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay diyaarinayaan

Vladimir Putin

Vladimir Putin

Ruushka ayaa sheegay in Yurub ay saamayn gaar ah oo dhanka gaaska ay la kulmi doonto haddii ay isku daydo in ay cunuqabatayn lagu soo rogo shidaalka Ruushka.

Arrintan ayaa imanaysa iyadoo wasiiradda arrimaha dibadda ee Yurub ay gadaal ka riixayaan cunuqatayn lagu soo rogo saliidda Ruushka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo ka digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay damacsan yihiin dalalka Yurub