Ruushka oo wajahaya cunaqabateyno cusub kadib geeridii Navalny

Dawladda Ruushka ayaa la sheegayaa inay soo foodsaari karaan cuno-qabatayno kale oo uga yimaada reer Galbeedka kadib geeridii siyaasigii maxbuuska ahaa ee Alex Navalny.

Dhinaca kale, militariga Ukraine ayaa soo tebinaya weerarro kale oo dhinaca diyaaradaha aan duuliyaha wadin ah oo ka yimid dhinaca Ruushka.

Warbixin ay qortay VOA waxaa soo jeedinaya Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo wajahaya cunaqabateyno cusub kadib geeridii Navalny