Moscow —
Warbixin loogu magac daray (BLOOD GOLD REPORT) amma Warbixinta Dahabka Dhiigga wata oo ay diyaariyeen urur Maraykan ah oo aan dawli ahayn ayaa lagu sheegay in Ruushku lacag badan oo uu ka helay dahabka Afrika uu ku maalgaliyay dagaalka Ukraine.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Ruushka 'oo lacag uu ka helay dahabka Afrika ku maal-geliyey' dagaalka Ukraine