Ruushka oo la filayo in uu liiska argagixisada ka saaro Taalibaan

Diblomaasi sare oo ka tirsan Ruushka ayaa sheegay in Moscow ay u badan tahay inuu ka saaro Taalibaan-ta xukunta Afghanistan liiskii argagixisada ee ay ugu jireen xagooda.

Warbixintan oo uu inoo soo diray Ayaaz Guul waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo la filayo in uu liiska argagixisada ka saaro Taalibaan