Afrika Roobab khasaare geystay oo ka da'ay Kenya April 27, 2024 Kenyan Red Cross personnel and volunteers conduct search and rescue missions, around houses submerged by flood water in Machakos county, Kenya, April 22, 2024. Arag Fikradaha Nairobi — Qaybo badan oo dalka Kenya ah waxaa ka da’ay roobab xooggan oo khasaare geystay isla markaana saamayn ku yeeshay isu socodkii magaalooyinka. Meelaha sida weyn looga dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Nairobi. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haysa Intisaar Saalax Xuseen. Your browser doesn’t support HTML5 Daadadka Kenya