Rabshado horleh oo laga cabsi qabo inay ka dhacaan Kenya

Police beat a protester who had hidden in a shack, after police threw a tear gas grenade inside to force him out, in the Kibera slum of Nairobi, Kenya, March 20, 2023.

Dalka Kenya ayaa waxaa cabsi laga qabaa inay sii kordhaan rabshadaha ka dhalan kara dibadbaxyada ay taageerayaasha Isbahaysiga mucaaradka dalkaasi ay ku baaqeen inay todobaad kasta ay ka dhigi doonaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi.

Arrintan ayaa walaac laga muujiyay inay saamayn karto xasilloonida ammaanka iyo dhaqaalaha wadanka hadii ay sii socdaan.

Hadaba sharciga dalkaasi muxuu ka qabaa in dadku ay dibadbaxyo ay uga soo horjeedaan dowladda ay qabtaan? Wariyaha VOA-da ee Naiorbi Khadar Maxamuud Xareed, ayaa su’aashaasi iyo kuwo kale waydiiyay Cabdirizaaq Maxamed oo ah garyaqaan ka howlgala dalka Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Rabshado laga qabsi qabo inay ka dhacaan Kenya.mp3