Caalamka Qorrax madoobaad ka dhacaya Waqooyiga America Abriil 07, 2024 Arag Fikradaha Washington — Isniinta berri ah waxaa filayaa in qorrax madoobaad lagu arko Waqooyiga Ameerika oo Maraykanku ku jiro, Mexico iyo Canada. Waxaa Qorax Madoobaadkaasi la filayaa inay gaarto gobollo badan oo Mareykanka iyo dalalka deris la ahba. Haddaba, Muxuu yahay Qorax Madoobaadkan? Warbixintan waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed. Your browser doesn’t support HTML5 SOLAR ECLIPSE REPORT