New York —
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa militariga Israa’iil iyo Xamaas ku daray liiska madow ee sannadlaha ah ee dambiilayaasha dhibaateeya carruurta.
Ciidamada Suudan iyo jabhadda RSF ayaa sidoo kale liiskan lagu daray, iyo sidoo kale ciidamada Ruushka ee duullaanka ku haya Ukraine.
Warbixintan waxaa New York ka soo dirtay Margaret Besheer waxaana soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
QM oo liiska madow ku darta militariga Israel, Xamas iyo ururo kale