Qiimo-dhac xooggan oo ku yimid lacagta Itoobiya

Qiimo-dhac xoog leh ayaa soo wajahay lacagta birta Itoobiya labadi bil ee lasoo dhaafay, marka loo fiiriyo qiimaha sarrifka dollar-ka Mareykanka.

Arrintaan ayaa keentay sicir-barar aan caadi aheyn oo laga dareemay suuqyada waaweyn ee gobolka sida Wajaalle iyo Jigjiga.

Warbixintaan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Qiime dhac xooggan oo ku yimid lacagta Itoobiya