Nairobi —
Sida ay dhowaan tebiyeen warbaahinaha caalamka, oo ay ku jirto wakaaladda wararka ee Reuters, waxaa bilihii u dambeeyey daciifay qiimaha shilinka dalka Kenya, inkastoo maalmahan ay jiraan ifafaalo inuu madaxa lasoo kacayo.
Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.
Your browser doesn’t support HTML5
Qiimaha lacagta shillinka Kenya oo hoos usii dhacaya