Qaxootiga dhowaan soo gaaray Dhadhaab oo wajahaya cunto la'aan

Ku dhowad boqol qoys oo ka mida qaxootigii soo gaaray xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab bilihii u dambeeyey, ayaa haatan ku sugan xaalad cunto la’aaneed, iyada oo aan qaxootigaasi qaadanin cuntooyinka laga qaybiyo xeryaha muddo saddex bilood ah.

Weriyaha VOA Cabdisalaan Salas, oo ku sugan Dhadhaab, ayaa warbixintan ku eegaya sababta keentay in qaxootigaasi ay waayaan cuntooyinka la qaybiyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootiga dhowaan soo gaaray Dhadhaab oo wajahaya cunto la'aan