Qaxooti Sooomaaliyeed oo cusub oo la dejiyay xerada IFO2 ee Kenya   

Wicitaanka: Guddoomiyaha Xerada Dhagaxley, Dhadhaab

Wicitaanka: Guddoomiyaha Xerada Dhagaxley, Dhadhaab

Xerada qaxootiga ee IFO-2 oo dhowaan dib loo furay ayaa la dejiyay qaxooti cusub oo muddo dheer ku dhibaataysaa xeryaha Dhadhaab oo ay ku biireen sannadihii dambe.

Dadka la dejiyay Ifo-2 ayaa dulsaar ku ahaa culays badana ku hayay xerada qaxootiga ee ifo-1, waxaana la filayaa in todobaadyada soo socda xeradaa la geeyo qoysas kale oo laga soo rari doono xerada Dhagaxlay, faahfaahinta warkan waxaa Dhadhaab ka soo diray, Axmed Cabdullaahi Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta IFO.m4a