Qaramada Midoobay oo abaal-marin caalami ah guddoonsiisay Soomaali deggan Australia

Soomaali deggan magaalada Melbourne ee dalka Auatralia ayaa kamid noqday shaqsiyaad lasiiyey abaalmarin caalami ah oo ay bixiso hay’ad hoostagta Qaramada Midoobay.

Ibrahim Cumar Baafo ayaa faah-faahinta warkan kasoo diray Melbourne.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarmada Midoobay oo muwaadin Soomaali ah abaal-marin guddoonsiisay