Qalalaasaha siyaasadda iyo dhaqaalaha UK oo sii socda kadib is-casilaaddii Liz Truss

British Prime Minister Liz Truss announces her resignation, outside Number 10 Downing Street, London, Oct. 20, 2022.

Ra'isul Wasaarihii Britain Liz Truss ayaa is-casishay kadib 45 maalmood oo ay xilkaasi haysay waxaana is-casilaadan ay khal-khal siyaasadeed ka bilowday Britain iyadda oo muddo afar bilood ah laba raysal-wasaare xilka laga tuurey.

Waxaa bilaabanaya tartan doorasho oo xisbiga gudihiisa ah.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan amuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Qalelaasaha siyaasadda iyo dhaqaale UK oo cirka isku shareeray .mp3